Xabad Colaad Iyo Asma - CAAWA WAA HABEENKII
Xabad Colaad Iyo Asma - CAAWA WAA HABEENKII
Heesta: Caawa waa Habeenkii
Erayada: Ismaaciil Jiheeye
Codka: Xabad iyo Asma
Laxamka: Mustafe kiiko
Organ: Sacad muuse
Zecsiphone: Maxd Alto
Record: carabloow
Abwaan ismaaciil yuusuf cabdi (Jiheeye), waa Abwaan 22 sano suugaanyahan ahaa, sidoo kale 17-sanana Macalin Suugaaneed ka ahaa Dugsiyada iyo Jaamacadaha Dalka, 12sanana ahaa Qoraa. Wuxuu dhashay 1982, waxa uu ka mid ahaa ardey fasalka koowaad ka bilawdey, kolkii Dawlada soomaaliland lagu dhawaaqay, sagaal sano kana gaadhey ilaa heer Jaamacadeed, kolkuu iskuulka sagaal sano dhiganaayey ayuu si dhaba isku hubsadey in uu Abwaan yahay, sagaal sano kolkuu suugaanta ku jireyna wuxuu noqdey, soo saarey buugiisii koowaad ee (SAMA-DOON) waxa uu Heeso u dhiibay Fanaaniin aan ka yarayn 100 fanaan oo caan ah, wuxuu leeyahay Suugaan Diiniya, Wadaniya, Siyaasiya, Duco ah, Baroordiiq ah, Waano ah, Jacayl ah, sidoo kalana aan ka madhneyn, dhinaca Maada iyo maaweeladda.
Abwaan ismaaciil